Home Xarunta Dimuqraadiyadda iyo Maamulwanaaga (CDG) waxay aad uga walaacsan tahay suurtagalnimada dib-u-dhac ku yimaadda doorashooyinka Wakiiladda iyo Golayaasha Deegaanka ee Somaliland oo la qorsheeyay inay qabsoomaan bisha May 2026. Doorashooyinka oo si waqtiyeysan iyo hufan loo qabto waa lama huraan si loo xoojiyo hanaanka dimuqraadiyadeed ee Somaliland iyo si muwaadiniintu u helaan xuquuqdooda siyaasadeed.… Continue reading Qabashada Doorashooyinka Golaha Wakiiladda iyo Degmooyinka Somaliland ee 2026