Home Anagoo ah, Xarunta dimuqraadiyada iyo maamul wanaaga ee Somaliland (Center for Democracy and Governance) waxaanu fursadan uga faaidaysanynaa in aanu mahadnaq guud u dirno dhamaan danayeeyasha dimuqraadiyada Somaliland ee sida wax ku oolka ah uga sheqeeyay in heshiis dhamaystiran laga haadho “27th February 2020” muranka doorashada ee mudada ina hadhaysay. Taas oo micna ahaan… Continue reading Warsaxafeed: Hambalyo Talaabo Dhinaca Horumar ah oo loo qaaday dhinaca dimuqraadiyada-